UNSOS
Published on UNSOS (https://unsos.unmissions.org)

Hoy > Baabuurta iyo qalabka kale

Baabuurta iyo qalabka kale [1]

UNSOS waxaa ay ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho ku wareejisay baabuurta gaashaaman ee loo yaqaanno B6, baabuurta gaashaaman nooca RG-32, baabuurta gaashaaman ee lagu daabulo ciidamada ee loo yaqaanno Casspir, baabuurta dab-demiska iyo qalab la mid ah.

UNSOS waxaa ay sidoo kale gacanta ku dhigtay labo doomood, kuwaas gacan siinaya howlaha AMISOM ee kormeerka iyo ilaalinta meelaha u dhow dekadaha. Muddada dheer, UNSOS waxaa ay qorsheyneysaa in ay heesho noocyada doomaha ee ku fiican ilaalinta badda kacsan ee meelaha ka baxsan xeebaha Muqdisho. 


Source URL: https://unsos.unmissions.org/so/baabuurta-iyo-qalabka-kale

Links
[1] https://unsos.unmissions.org/so/baabuurta-iyo-qalabka-kale